Sahal GlobalThe Somali Freelancer

Sahal Global · Masterclass bilaash ah

Online ka shaqayso, freelancer-na noqo

Haddii aad tahay qof doonaya inuu guriga ka shaqeeyo, lacagna ku kasbado xirfad dijitaal ah, class-kan bilaashka ah ayaa kuu furaya jidka.

Bilaash ah 90 daqiiqo · LIVE

Thursday 15 October 2026 · 7:00 pm–8:30 pm EAT

90 daqiiqoToos ah (LIVE)
BilaashLacag lagama bixinayo
100Kuraasta la heli karo
Eng. AbyadWaxaa bixinaya

Waxaad baranaysaa

Waxaan si cad kuugu tusi doonaa

Xirfadaha suuqa online-ku hadda doonayo

Sida portfolio looga dhiso meel aan waxba ka jirin

Halka macaamiisha koowaad laga helo — tallaabo tallaabo

Khaladaadka 90% dadka bilowga ah ay sameeyaan

Tani ma aha ballanqaad lacag degdeg ah. Waa cashar dhab ah oo xirfad ku saleysan. Caddaynta waa portfolio-gaaga iyo shaqadaada — ee ma aha hadal.

Kursigaaga bilaashka ah

100 kursi oo ka hadhay 100

Sahal Global uses your details to respond to your enquiry and manage your learning. Read our privacy notice for details.

Qorshaha fadhiga

90 daqiiqo, tallaabo tallaabo

  1. 5 daq
    Opening & who is Abyad

    Trust. Why listen to this man.

  2. 8 daq
    The shift — why now

    The world of work changed; this is the wave.

  3. 10 daq
    What freelancing actually is

    Demystify it, and kill the scam myth.

  4. 10 daq
    How it actually works

    The simple mechanism, end to end.

  5. 10 daq
    The opportunity — how big

    The numbers, and the dollar angle.

  6. 8 daq
    Top freelancing jobs that pay

    The menu of in-demand skills.

  7. 6 daq
    Why Somalis can win this

    The specific edge our people have.

  8. 8 daq
    The honest truth — what it takes

    The three things everyone needs, and the gap.

  9. 7 daq
    Your path forward

    How the full masterclass closes that gap.

  10. 18 daq
    Questions, then close

    Answer honestly, then the final step.

Waxaa bixinaya Eng. Abyad — 13+ sano oo khibrad tiknoolajiyadeed ah.

Tallaabada xigta

Barnaamijka buuxa

Dhammaadka fadhigan, waxaan kuu sharxi doonaa sida aad ugu gudbi karto The Somali Freelancer Masterclass — 8 toddobaad oo fasal toos ah, mentorship, portfolio dhab ah iyo taageero ilaa aad shaqada bilowdo.

Taariikhaha fasalka xiga waxaa lagu shaacinayaa halkan iyo liiska xiisaha.